Qeexid
"Indhaha ka m.: si cabsi leh wax u eegid."
[-iiyay, -iisay]
mirigsi iyay
mirigsi isay
f.mg2"Indhaha ka m.: si cabsi leh wax u eegid."
Wadaag:
Iska hor iyo dabo wareegidda ay wax sameeyaan, indhuhuna ku wareeraan. ld mililig.
m.dh
Wadaag:
Miririg samayn. ld mililiglee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Bir mirir yeelasho.
Ri' ilmeheeda wayday ciyid.
f.mg1
-rdhay, -rirtay
Wadaag:
Wax meel ku sugan wax kale ag dhigid. ld xiji.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid.
Muuqaal deg u qarsoomid.
f.mg1
Wadaag:
Dheeh guduudan oo uumi biyoodku biraha ku dul sameeyo.
Cida ay riyuhu sameeyaan marka ay dhashooda waayaan.
(-rro, m.dh) Daqiiqad.
m.l
Wadaag:
Geed abaareed weyn oo leh caleen dhuudhuuban iyo har wanaagsan waxaana lagu beeraa jidadka magaalooyinka.
m.dh
Wadaag: