Qeexid
"Geed abaareed weyn oo leh caleen dhuudhuuban iyo har wanaagsan waxaana lagu beeraa jidadka magaalooyinka."
"Geed abaareed weyn oo leh caleen dhuudhuuban iyo har wanaagsan waxaana lagu beeraa jidadka magaalooyinka."
Wadaag:
Iska hor iyo dabo wareegidda ay wax sameeyaan, indhuhuna ku wareeraan. ld mililig.
m.dh
Wadaag:
Bir mirir yeelasho.
Ri' ilmeheeda wayday ciyid.
f.mg1
-rdhay, -rirtay
Wadaag:
Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid.
Muuqaal deg u qarsoomid.
f.mg1
Wadaag:
Dheeh guduudan oo uumi biyoodku biraha ku dul sameeyo.
Cida ay riyuhu sameeyaan marka ay dhashooda waayaan.
(-rro, m.dh) Daqiiqad.
m.l
Wadaag:
U m. qof si tartiib ah wax ugu sheegid.
U m.: si deggan wax u qabasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Indhaha ka m.: si cabsi leh wax u eegid.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
miro macaan oo khudrad ahaan loo cuno leh. 2. (bot.) Miro dhaardheer oo dhumuc leh oo soo godgodan oo si qurux badan cuntub ugu baxa; midabkoodu, kolkay bisladaan, waa cawl dahabka u eg, aadna waa u macaanyihiin. ld muus1 (2).
Wadaag:
Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo.
Habeen.
Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo.
m.dh
Wadaag: