Qeexid
"Dheeh guduudan oo uumi biyoodku biraha ku dul sameeyo."
Qeexid Kale
(-rro, m.dh) Daqiiqad.
Qeexid Xigta
Cida ay riyuhu sameeyaan marka ay dhashooda waayaan.
"Dheeh guduudan oo uumi biyoodku biraha ku dul sameeyo."
(-rro, m.dh) Daqiiqad.
Cida ay riyuhu sameeyaan marka ay dhashooda waayaan.
Wadaag:
Iska hor iyo dabo wareegidda ay wax sameeyaan, indhuhuna ku wareeraan. ld mililig.
m.dh
Wadaag:
Bir mirir yeelasho.
Ri' ilmeheeda wayday ciyid.
f.mg1
-rdhay, -rirtay
Wadaag:
Miririg samayn. ld mililiglee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Nafley la ceejiyey wareerka iyo xanuunka ka gaara ee ay la indhacaddayso.
m.dh
Wadaag:
Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid.
Muuqaal deg u qarsoomid.
f.mg1
Wadaag:
(-rro, m.dh) Cabbir dhererka lagu qiyaaso oo boqol sentimitir ama 1.093 yaardi ka dhigan.
m.l
Wadaag:
Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay.
ld firdhid.
m.l
Wadaag:
Geed abaareed weyn oo leh caleen dhuudhuuban iyo har wanaagsan waxaana lagu beeraa jidadka magaalooyinka.
m.dh
Wadaag: