Qeexid
"Miririg samayn. ld mililiglee."
[-leeyay, -leysay]
miririgle eeyay
miririgle eysay
f.mg2"Miririg samayn. ld mililiglee."
Wadaag:
Iska hor iyo dabo wareegidda ay wax sameeyaan, indhuhuna ku wareeraan. ld mililig.
m.dh
Wadaag:
Si miskiinnimo ku jirto wax u fiirin.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Bir mirir yeelasho.
Ri' ilmeheeda wayday ciyid.
f.mg1
-rdhay, -rirtay
Wadaag:
Dheeh guduudan oo uumi biyoodku biraha ku dul sameeyo.
Cida ay riyuhu sameeyaan marka ay dhashooda waayaan.
(-rro, m.dh) Daqiiqad.
m.l
Wadaag:
Indhaha ka m.: si cabsi leh wax u eegid.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Dad ama xoolo miriqshaanle samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
I. ah: qof miskiinnimo aad ah ka muuqato.
ld ilmirigleyn.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xabbad lafo burburin.
(f.mg) Geed miro yeelasho.
(f.g) Hees iwm mireheeda tirin.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag: