Qeexid
"Fuf, ama geed yar oo dhulka ka soo baxay."
"Fuf, ama geed yar oo dhulka ka soo baxay."
Wadaag:
(mirdhis, m.dh) Geedgaab leh ubax cas oo dhaadheer, iyo sarab wanaagsan oo guryaha lagu dhisto.
m.l
Wadaag:
ld miisad. Qalab ka samaysan alwaax, bir, ama wax kale oo fidsan lugo ku taagan oo siyaalo kala geddisan loogu isticmaalo xafiisyada iyo guryaha.
Xoogaa cunto ah oo beegan oo aan bislayn.
Heer nolosha laga gaaro. 4. Meel dad koox ahi cunto loogu sameeyo. 5. ld miisid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Habeen nafley cunto siin.
(f.mg) Col, roob iwm habeen imaansho.
Xoolo, badar iwm oo isku dhex jira sida ay leeyihiin u kala saarid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo.
Habeen.
Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo.
m.dh
Wadaag:
miro macaan oo khudrad ahaan loo cuno leh. 2. (bot.) Miro dhaardheer oo dhumuc leh oo soo godgodan oo si qurux badan cuntub ugu baxa; midabkoodu, kolkay bisladaan, waa cawl dahabka u eg, aadna waa u macaanyihiin. ld muus1 (2).
Wadaag: