Qeexid

Habeenka gelinkiisa dambe oo la tooso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mirkac oo kali ah:
  • Taas waxaa weheliyey dareenkii qabiil oo ku soo mirkacayey ee nin waliba uu ku soo barbaaray, waayo isagoo weyn baa askari la qorey ama uu galay dugsi aqoon korodhsiyeed.