Qeexid
Cid habeen gelinkiisa dambe toosin.
[-iyay, -isay]
f.g2Cid habeen gelinkiisa dambe toosin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg mirkac2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg mirkici.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ilkaha fiiqfiiqan ee u dhexeeya foolaha iyo gawsaha midkood.
Qeexid Xigta: Dalag meseggo, galley iwm oo markaa soo baxaaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Habeenka gelinkiisa dambe oo la tooso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -kici) Habeen gelinkii dambe toosid (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax tiradoodu hal tahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Habeen nafley cunto siin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Col, roob iwm habeen imaansho.
Qeexid Kale: Xoolo, badar iwm oo isku dhex jira sida ay leeyihiin u kala saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo.
Qeexid Xigta: Habeen.
Qeexid Kale: Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: (f.g) Xoolo kale ka soocasho. 2 (f.mg) Xoolo habeen daajisasho. 3. (f.mg) Xoolo habeen daaqid.
Qeexid Kale: (f.mg) Xoolo habeen daaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: miro macaan oo khudrad ahaan loo cuno leh. 2. (bot.) Miro dhaardheer oo dhumuc leh oo soo godgodan oo si qurux badan cuntub ugu baxa; midabkoodu, kolkay bisladaan, waa cawl dahabka u eg, aadna waa u macaanyihiin. ld muus1 (2).
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Wax fadhiya istaajin.
Qeexid Xigta: (f.g) Qof hurda toosin.
Qeexid Kale: (f.g) Qoraal hikaadin. 4. (f.g) Matoor iwm howlgelin. 5. (f.mg) Ku k.: col meel ku weerarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Timaarta dhirtu dhasho.
Qeexid Xigta: Xabuubka beeraha ka baxa.
Qeexid Kale: Tix ay heesi ka koobantahay. 4. Lohod iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]