Qeexid
"(f.g) Xoolo kale ka soocasho. 2 (f.mg) Xoolo habeen daajisasho. 3. (f.mg) Xoolo habeen daaqid."
Qeexid Kale
(f.mg) Xoolo habeen daaqid.
[-rtay, -ratay]
miro2 tay
miro2 atay
f.g"(f.g) Xoolo kale ka soocasho. 2 (f.mg) Xoolo habeen daajisasho. 3. (f.mg) Xoolo habeen daaqid."
(f.mg) Xoolo habeen daaqid.
Wadaag:
miro macaan oo khudrad ahaan loo cuno leh. 2. (bot.) Miro dhaardheer oo dhumuc leh oo soo godgodan oo si qurux badan cuntub ugu baxa; midabkoodu, kolkay bisladaan, waa cawl dahabka u eg, aadna waa u macaanyihiin. ld muus1 (2).
Wadaag:
Timaarta dhirtu dhasho.
Xabuubka beeraha ka baxa.
Tix ay heesi ka koobantahay. 4. Lohod iwm.
m.l.u
Wadaag:
Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo.
Habeen.
Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Habeen nafley cunto siin.
(f.mg) Col, roob iwm habeen imaansho.
Xoolo, badar iwm oo isku dhex jira sida ay leeyihiin u kala saarid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof roob ama col miray ahaansho.
Qof ama wax la miray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(f.g) Naas geel maraq ku marasho.
(f.mg) Weel wax aan wax ku jirin noqosho.
(f.mg) Ku m.: dhar, xarig iwm meel ku duubasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
(f.g) Xabbad lafo burburin.
(f.mg) Geed miro yeelasho.
(f.g) Hees iwm mireheeda tirin.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(xis.) Summado loo adeegsado tirinta iyo cabbirid-da.Tirooyinka hadda guud ahaan la adeegsado waxa ay ku salaysanyihiin habdhis salkiisu yahay Hindi Carab.
(xis.) Tiro kasta oo ah maangal ama murakab waxa jiro noocyo badan oo tirooyin ah: (b) tirsiimo (abyoone togan) (t) tiro idil (j) abyooneyaasha (x) tiro lakab ah (kh) tiro lakab la'.
(nax.) Koox naxweed oo waxqabadkeedu yahay in ay tilmaanto cadad dad, xayawaan iyo shay oo giddigooda ah tirsamayaal.
m.dh
Wadaag:
Qof fal in uu sameeyey caddeyn.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Godol yar oo ku soo dhaca candhada neef hore loo maalay marka la salaaxo dharaq.
m.l
Wadaag: