Qeexid
"Godol yar oo ku soo dhaca candhada neef hore loo maalay marka la salaaxo dharaq."
"Godol yar oo ku soo dhaca candhada neef hore loo maalay marka la salaaxo dharaq."
Wadaag:
Neef la maalay candhadiisa jiidjiidid si ay mar labaad caano ugu soo dhacaan.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid.
Muuqaal deg u qarsoomid.
f.mg1
Wadaag:
miro macaan oo khudrad ahaan loo cuno leh. 2. (bot.) Miro dhaardheer oo dhumuc leh oo soo godgodan oo si qurux badan cuntub ugu baxa; midabkoodu, kolkay bisladaan, waa cawl dahabka u eg, aadna waa u macaanyihiin. ld muus1 (2).
Wadaag:
Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo.
Habeen.
Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Habeen nafley cunto siin.
(f.mg) Col, roob iwm habeen imaansho.
Xoolo, badar iwm oo isku dhex jira sida ay leeyihiin u kala saarid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Xoolo kale ka soocasho. 2 (f.mg) Xoolo habeen daajisasho. 3. (f.mg) Xoolo habeen daaqid.
(f.mg) Xoolo habeen daaqid.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Timaarta dhirtu dhasho.
Xabuubka beeraha ka baxa.
Tix ay heesi ka koobantahay. 4. Lohod iwm.
m.l.u
Wadaag: