Qeexid
"Neef mirriq ka maalid."
[-saday, -satay]
mirriqs aday
mirriqs atay
f.g3"Neef mirriq ka maalid."
Wadaag:
Godol yar oo ku soo dhaca candhada neef hore loo maalay marka la salaaxo dharaq.
m.l
Wadaag:
Neef la maalay candhadiisa jiidjiidid si ay mar labaad caano ugu soo dhacaan.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Carrabka si joogto ah u soo bixin iyada oo bishiimaha wax saaran la leefleefayo.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid.
Muuqaal deg u qarsoomid.
f.mg1
Wadaag: