Qeexid
"ld maryaadid."
"ld maryaadid."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Fogaan awr rarani socan karo, isaga oo aan la furin ama la joojin muddo maalin dhexdeeda ah.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab, waxaana cayaar ammaanta diinta Islaamka ku dhisan oo ay dheelaan beeraleyda reer Dhoobey iyo Ugaarsatadaba. Dheeshaa sida Booranaha waxaa lagu daaweeyaa cudurro.
m.l
Wadaag:
Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii).
H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd.
Raashin ay cidi habeen cunto.
m.l
Wadaag: