Qeexid
(-xo, m.l) Faynuus, siraad. ld musbaax.
(-xo, m.l) Faynuus, siraad. ld musbaax.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld misbaax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: M. ah: fal aan samayntiisu dembi lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld muftaax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
xi.we
Qeexid: ld mase2.
xi (xiriiriye) - xiriiriye (conjunction) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isku m.: isku mid.
Qeexid Xigta: M. haaga miihi: kula mid miihi. ld mase1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Biyo dhex marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Biyo badan oo ceel ku jira, oo dhulka hoose ka soo baxay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]