Qeexid
"Xero miscili u yeelasho."
[-ishay, -ilatay]
miscilil shay
miscilil latay
f.g3"Xero miscili u yeelasho."
Wadaag:
Xero miscilil u yeelid.
Ood booscelis ah samayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Irridda xerada.
Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay ood afadu korka ka qabato.
Ood astaan ahaan loo dhigto jabad si aan cid kale u degin. ld miscirir.
m.dh
Wadaag:
Xero miscilil u sameyn ood astaan ahaan jabad u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xero miscilil u yeealsho ood meel la degi rabo ku astasysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la miscililay ahaansho (xero).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nabar hurgumay dhecaan iyo malax yeelasho.
Nafley dhimatay dhecaan ka dareerid.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Dhecaan malax iyo dhiig isugu jira oo ay nabarrada hurgumaa yeeshaan.
Dhecaan ka yimaada nafley dhimatay marka ay muddo meel taal.
m.l
Wadaag: