Qeexid
"Xero miscilil u yeealsho ood meel la degi rabo ku astasysasho."
[-saday, -satay]
miscilils aday
miscilils atay
f.g3"Xero miscilil u yeealsho ood meel la degi rabo ku astasysasho."
Wadaag:
Xero miscilil u yeelid.
Ood booscelis ah samayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la miscililay ahaansho (xero).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xero miscilil u sameyn ood astaan ahaan jabad u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xero miscili u yeelasho.
f.g3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
Irridda xerada.
Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay ood afadu korka ka qabato.
Ood astaan ahaan loo dhigto jabad si aan cid kale u degin. ld miscirir.
m.dh
Wadaag: