Qeexid
Laba wax ama ka badan mase ka dhigid.
Qeexid Xigta
Ku m.: wax, wax ku matalid. ld masee.
[-seeyay, -seysay]
f.g2Laba wax ama ka badan mase ka dhigid.
Ku m.: wax, wax ku matalid. ld masee.
Fal / verb
xi.we
Qeexid: ld mase2.
xi (xiriiriye) - xiriiriye (conjunction) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isku m.: isku mid.
Qeexid Xigta: M. haaga miihi: kula mid miihi. ld mase1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Wax, wax kale ku matalid.
Qeexid Xigta: Wax, wax kale la simid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg misee. ld maseyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Gaaridda ay gaaraan meseggo, digir iwm heerkii la goosan lahaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid Xigta: Qori laga dillaacsadey qori kale oo weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cadar aad u udgoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-sko, m.l) Xubinta u dhexayso bawdada iyo lafdhabarka xaggeeda hoose; sin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: misna xi. ld misana.
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax, wax kale la mid noqosho. ld masow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: Cid sharfid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Ka q.: sheeko cid ama arrin ku saabsan cid u sheegid.
Qeexid Xigta: U q.: cid u skeekayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: (f.g) Xabbad lafo burburin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Geed miro yeelasho.
Qeexid Kale: (f.g) Hees iwm mireheeda tirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Dad figrad iyo degaan kala duwan lahaa israacin. ld mideysii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: ld misee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Wax, wax kale tusaale ahaan loogu qaato. ld masaal, mataal, mitaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: ld macnee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Malab, subag iwm miirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Qof gamcihiisa iyo lugihiisa dib isugu xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]