Qeexid

"eeg misee. ld maseyn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miseyn oo kali ah:
  • Dhanka kale, imiseynu aragnaa ruux xoolo badan heysta oo ladan, laakinse bakhayl ah, dabeecaddiisu xun tahay, akhlaaqdiisu liidato, dad la dhaqankiisu hooseeyo, kuna adeegta been, xan, lug-gooyo, xaasidnimo iyo sifaale kasta oo qaab-daran.