Qeexid Xigta
Qori laga dillaacsadey qori kale oo weyn.
Qori laga dillaacsadey qori kale oo weyn.
Wadaag:
(-sko, m.l) Xubinta u dhexayso bawdada iyo lafdhabarka xaggeeda hoose; sin.
m.dh
Wadaag:
Gaaridda ay gaaraan meseggo, digir iwm heerkii la goosan lahaa.
m.l
Wadaag:
isir ay wadaagaan m.l (-rro ..., m.dh) (xis.) Tirada isir ahaan ay u wadaagaan laba ama dhowr tiro, tusaale ahaan 4 iyo 6 waa isirrada ay wadagan 24 iyo 36 (eeg qaybshaha ay wadaagaan).
Wadaag:
Asalkii hore ee nafleydu ka soo farcantay.
Taranta laba tibxood iyo wixii ka badan.
m.l
Wadaag:
Isku m.: isku mid.
M. haaga miihi: kula mid miihi. ld mase1.
m.l
Wadaag:
Laba wax ama ka badan mase ka dhigid.
Ku m.: wax, wax ku matalid. ld masee.
f.g2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax, wax kale la mid noqosho. ld masow.
f.mg1
Wadaag:
Kartida wax lagu kale sooco ama lagu garto, caqli; maan.
Digtoonaan iyo isjirid wax lagu qabto si aan wax dhibaato keena u dhicin, degganaan, xasilloonaan.
ld miir 1 (2).
m.l
Wadaag:
(dii.) Ficil diineed ay dadku ku doonaayeen runta, aqoonta, midnimada Ilaaha.
m.dh
Wadaag:
misana xi. Laakiin, ha ahaatee. Tus. “Afka carabiga wuu fahmayaa, misana kuma hadli karo”. ld misna.
Wadaag:
(-llo, m.dh) Wax, wax kale tusaale ahaan loogu qaato. ld masaal, mataal, mitaal.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale ku matalid.
Wax, wax kale la simid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag: