Qeexid

"misna xi. ld misana."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga misna oo kali ah:
  • In kastoo golayaasha xeer-dejintu ansixiyeen in lagu dhaqmo xeerarkii lagu maamuli jiray maalka iyo hantida dawladda kuwii laga dhaxlay dawladihii hore 1993kii, misna lama hirgalin.
  • Zeyd ayaa misna markale ku yiri aabihiis “ninkan anniga unbaa og waxaan ku arkay, dooni maayo inaan weligeey ka tago”.