"(dii.) Ficil diineed ay dadku ku doonaayeen runta, aqoonta, midnimada Ilaaha."
Wadaag:
(-sko, m.l) Xubinta u dhexayso bawdada iyo lafdhabarka xaggeeda hoose; sin.
m.dh
Gaaridda ay gaaraan meseggo, digir iwm heerkii la goosan lahaa.
m.l
Qori laga dillaacsadey qori kale oo weyn.