Qeexid

"ld mintidid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mitid oo kali ah:
  • Arsene Wenger, ayaa sheegay in kooxdiisu ay ciyaartan daallanaayeen, laakiin uu u sheegay in ay mitidaan, haddii ay sidaa yeellaana ay guushu raaci doonto.
  • Dhinaca Mucaaridka oo aan xubno ugu mitidsanaa wax ka weydiiyay xaaladda dalka Somaliland, kadib geeridii Madaxweyne Cigaal, waxay dhammaantooda ka sinnaayeen oo ay sheegeen in ay nasiib-wanaag tahay haddii aanay dalka iyo dadkaba soo waajihin qalalaase.