Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) (kiim.) Dhuun quraarad ah oo leh heerar cabbir oo lagu qiyaaso mugga hoor ka shubmaya iyada marka la furo xubin qasabad ah oo ku samaysan. Waxa lagu isticmaalaa habka saafid muggeedka."

Wadaag:
(fiis.) Summad m. Halbeegga caalamiga (H.C.), ee dhererka loona qeexo dherer le'eg muunadda caalamiga ee ka samaysan balaatinam, iridiyam, laguna xafido waaxda keydinta cabbirka iyo miisaanka, kuna taalla Sefres, agagaarka Baariis.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Hal mitir oo kun meelood loo qaybshay meel ka mid ah.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Cabbir dhererka lagu qiyaaso oo boqol sentimitir ama 1.093 yaardi ka dhigan.
m.l
Wadaag:
Wax mitir lagu cabbiray ahaansho.
f.mg1
-samay, -santay
Wadaag:
Cabbir hooraha lagu qiyaaso, oo saddex jibbaaran.
Guri m. ah: guri ka samysan alwaax laysku dhedhejiyey.
m.l
Wadaag: