Qeexid
"eeg mitiri. ld mitiris."
"eeg mitiri. ld mitiris."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Cabbir dhererka lagu qiyaaso oo boqol sentimitir ama 1.093 yaardi ka dhigan.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Summad m. Halbeegga caalamiga (H.C.), ee dhererka loona qeexo dherer le'eg muunadda caalamiga ee ka samaysan balaatinam, iridiyam, laguna xafido waaxda keydinta cabbirka iyo miisaanka, kuna taalla Sefres, agagaarka Baariis.
m.l
Wadaag:
Wax mitir lagu cabbiray ahaansho.
f.mg1
-samay, -santay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Hal mitir oo kun meelood loo qaybshay meel ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Cabbir hooraha lagu qiyaaso, oo saddex jibbaaran.
Guri m. ah: guri ka samysan alwaax laysku dhedhejiyey.
m.l
Wadaag: