Qeexid
"Cabbir hooraha lagu qiyaaso, oo saddex jibbaaran."
Qeexid Xigta
Guri m. ah: guri ka samysan alwaax laysku dhedhejiyey.
"Cabbir hooraha lagu qiyaaso, oo saddex jibbaaran."
Guri m. ah: guri ka samysan alwaax laysku dhedhejiyey.
Wadaag:
(-rro, m.dh) Cabbir dhererka lagu qiyaaso oo boqol sentimitir ama 1.093 yaardi ka dhigan.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Summad m. Halbeegga caalamiga (H.C.), ee dhererka loona qeexo dherer le'eg muunadda caalamiga ee ka samaysan balaatinam, iridiyam, laguna xafido waaxda keydinta cabbirka iyo miisaanka, kuna taalla Sefres, agagaarka Baariis.
m.l
Wadaag:
Wax mitir lagu cabbiray ahaansho.
f.mg1
-samay, -santay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (kiim.) Dhuun quraarad ah oo leh heerar cabbir oo lagu qiyaaso mugga hoor ka shubmaya iyada marka la furo xubin qasabad ah oo ku samaysan. Waxa lagu isticmaalaa habka saafid muggeedka.
m.l
Wadaag: