Qeexid
"ld mitirsasho."
"ld mitirsasho."
Wadaag:
Wax mitir lagu cabbiray ahaansho.
f.mg1
-samay, -santay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Cabbir dhererka lagu qiyaaso oo boqol sentimitir ama 1.093 yaardi ka dhigan.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Summad m. Halbeegga caalamiga (H.C.), ee dhererka loona qeexo dherer le'eg muunadda caalamiga ee ka samaysan balaatinam, iridiyam, laguna xafido waaxda keydinta cabbirka iyo miisaanka, kuna taalla Sefres, agagaarka Baariis.
m.l
Wadaag:
Qalab ka sameysan alwaax, bir, iwm fidsan oo lugo uu ku taagnaado leh oo siyaalo kala duwan guryaha iyo xafiisyada loogu isticmaalo. ld miis1 (1).
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Hal mitir oo kun meelood loo qaybshay meel ka mid ah.
m.l
Wadaag: