Qeexid
"Wax mitir lagu cabbiray ahaansho."
[-samay, -santay]
mitirsan amay
mitirsan antay
f.mg1"Wax mitir lagu cabbiray ahaansho."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Cabbir dhererka lagu qiyaaso oo boqol sentimitir ama 1.093 yaardi ka dhigan.
m.l
Wadaag:
Wax la tiriyey ahaansho.
Ka t.: wax, wax kale ka mid ah ahaansho.
Ku t.: wax, wax kale ku jira ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(fiis.) Summad m. Halbeegga caalamiga (H.C.), ee dhererka loona qeexo dherer le'eg muunadda caalamiga ee ka samaysan balaatinam, iridiyam, laguna xafido waaxda keydinta cabbirka iyo miisaanka, kuna taalla Sefres, agagaarka Baariis.
m.l
Wadaag:
Qof fal uu sameeyey qiray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax dhexda ka xiran ahaansho.
(f.mg) Wax midab, dufan iwm meel laga mariyey ahaansho.
(f.mg) Maro, darin iwm oo liid midabo ah lagu qurxiyey ahaansho.
f.g
-naa, -nayd
Wadaag:
(-rro, m.dh) Hal mitir oo kun meelood loo qaybshay meel ka mid ah.
m.l
Wadaag: