Qeexid

(dii.) Maasaajidka gudihiisa meesha imaanka dadka tujiya loo sameeyo oo dhismo yar oo kuusan oo bannaanka u baxsan leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine