Qeexid

"Qurub tilmaamaya in ay su'aali saaran tahay ereyga ama weerta uu weheliyo. Tus. “Wiilasha miyaa yimid?”, “Miyuu Cali yimid?”, “Miyuusan Cali imaanayn?”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miyaa oo kali ah:
  • Mid ka mid ah Gudoomiyaashii Degmooyinka Gobalka Banaadir oo Maanta Xil kaqaadis lagu sameeyay Xilkaqaadistaas kadib ayaa Gudoomiye Cusub loo magacaabay Degmadii Mas'uulkaasi laga qaaday..
  • Sidaas aawadeed, miyaan la odhan karin, maxay siyaasiyiintu dadka ugu sheegayaan wax aanay hadhow dhammaantood fulinayn.