Qeexid
eeg mi'i.
eeg mi'i.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Dhul magaalooyinka ka fog oo xoolo dhaqatadu ku noolyihiin; baadiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: miyir beel gaaban m.l (daaw.) Qallal.
m.l
Qeexid: Kartida wax lagu kale sooco ama lagu garto, caqli; maan.
Qeexid Xigta: Digtoonaan iyo isjirid wax lagu qabto si aan wax dhibaato keena u dhicin, degganaan, xasilloonaan.
Qeexid Kale: ld miir 1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld mulkiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg milshi2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U m. qof si tartiib ah wax ugu sheegid.
Qeexid Xigta: U m.: si deggan wax u qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (m.t) Wax tiro ahaan hal ah oo dheddig.
Qeexid Xigta: Meermeerto weyn oo biyaha baddu sameeyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Shaqal carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.t
Qeexid: Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal.
Qeexid Xigta: Dad is raacsan oo isku ujeeddo ah.
Qeexid Kale: Kala m. ah: wax kala duwan. 4. Kala m. ah: fikrad, muuqaal, midab iwm cid ka raacid. 5. Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: mid kale ku gardaroonaya ahaansho. 2. (f.mg) Qof raba in uu wax sameeyo ahaansho.
m.f.dh
Qeexid: eeg miyirtir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg miyiri. ld miirin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Suuxdin ama wax kale oo caqliga dooriya kaddib miyir yeelasho.
Qeexid Xigta: Qof dhallinyaro ah oo fudud xasilid.
Qeexid Kale: Qof sarkhaanay saaxi naqosho. ld miirso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld miyirsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld miyirbeel1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld miir
Qeexid Xigta: Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, subagga iwm. 2. M. ah: hoore saafi ah oo aan wax kale ku labnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hammin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof, wax maanka dooriya siin.
Qeexid Xigta: Qof jug dhaawac iwm oo miyirkiisa dooriya gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld milkiyid.