Qeexid
"Suuxid dhaawac, cudur iwm oo qof ku dhacay wax lakala garan waayid."
[-eelay, -eeshay]
miyirbeel3 elay
miyirbeel3 eshay
f.mg1"Suuxid dhaawac, cudur iwm oo qof ku dhacay wax lakala garan waayid."
Wadaag:
Kartida wax lagu kale sooco ama lagu garto, caqli; maan.
Digtoonaan iyo isjirid wax lagu qabto si aan wax dhibaato keena u dhicin, degganaan, xasilloonaan.
ld miir 1 (2).
m.l
Wadaag:
U m. qof si tartiib ah wax ugu sheegid.
U m.: si deggan wax u qabasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Suuxdin ama wax kale oo caqliga dooriya kaddib miyir yeelasho.
Qof dhallinyaro ah oo fudud xasilid.
Qof sarkhaanay saaxi naqosho. ld miirso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Dhul magaalooyinka ka fog oo xoolo dhaqatadu ku noolyihiin; baadiyo.
m.l
Wadaag:
Qof, wax maanka dooriya siin.
Qof jug dhaawac iwm oo miyirkiisa dooriya gaarsiin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hanti ama wax kale oo hore loo lahaa tirmid; waayid.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
eeg miyirso. ld miirsad, miirsasho, miirsi (2), miyirsad, miyirsi.
m.f.dh
Wadaag: