"ld makhoorid."
Wadaag:
ld makhoor2.
f.mg1
-ray, -rtay
ld makhoorid.
m.dh
Hab doonyaha shiraaca leh u socdaan marka ay aadayaan jihada ay dabayshu ka imaaneyso iyagoo hadba dhan isu dadbaya.
m.l
Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya.
Illin.
(muus.) Durbaan laga yaqaan gobollada koonfureed. ld mokhoddon.
ld mokhoddan.
ld mohorad.
Meesha nafleydu ka saxarooto.