Qeexid

"(-ooyin, m.l) Hab."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga moodo oo kali ah:
  • Masaafo dhan 12 wado oo is garabyaal una dhexeeya 2 wadoo waaweyn oo gaadiidka maro ayey ganacsatada Soomaaliyeed ka dhistey daaro dhaadheer (min 5 dabaq) oo aad moodo Hong Kong.
  • Qodobka kale (no.5) ee ku xusan kor oo sheegaya in qofka isa sharaxyaa bixiyo $10,000 oo diiwaangelinta ah waa wax macquuliyada ka fog aadna moodo in aan aad looga fiirsan.