Qeexid
"Wax la dhafay ahaansho."
[-naa, -nayd]
moodsan aa
moodsan ayd
f.mg4"Wax la dhafay ahaansho."
Wadaag:
Wax meel dhaafsiin ama gudbisiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Erey duco ah oo madaxda loo dabbaaldegayo lagu yiraahdo; raag!.
e.d
Wadaag:
Wax mooro ku jira ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dhintay ahaansho.
Qoor aan dheddigoodka u kacsanayn ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la moohaariyey ahaansho (dalag beereed).
Wax qaab humbulan leh ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: