Qeexid
Wax gudbisasho.
[-saday, -satay]
f.g3Wax gudbisasho.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax meel dhaafsiin ama gudbisiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maalka inta aan xoolaha nool ahayn.
Qeexid Xigta: Meyd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la dhafay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Erey duco ah oo madaxda loo dabbaaldegayo lagu yiraahdo; raag!.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld moodsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg moodsii. ld moodsiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qorraxdu marka ay soo baxayso fallaaraheeda caadka qabta ee midabka quruxda badan yeesha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Wax meel dhaafid.
Qeexid Xigta: (f.lg) Si gef ah wax, u qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Moos samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Hab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg moodso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg mood2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Sida wax la moodayo; male; fakar; ictiqaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: (f.g) Nafley salaaxasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Nafley salaax u bogid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg moodsan. ld moodsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g4
Labdhedig: -gaa, -gayd
Qeexid: Cid aan ogeyn noqosho; aan wax ka ogeyn; cid aan wax aqoon noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kol; mar.
Qeexid Xigta: Kal; mile; jil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Meel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u fogyahay; qusur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Shay cusub ama aan la doonayn in la furo wax lagu xiro.
Qeexid Xigta: Lacagaha la bixinayo canshuur yar oo boqolkiiba in dawladdu ku leedahay.
Qeexid Kale: M. ah: qof cayr ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Xoolo mooro ku xereysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]