Qeexid
"Cid aan ogeyn noqosho; aan wax ka ogeyn; cid aan wax aqoon noqosho."
[-gaa, -gayd]
moog2 aa
moog2 ayd
f.g4"Cid aan ogeyn noqosho; aan wax ka ogeyn; cid aan wax aqoon noqosho."
Wadaag:
Arrin wax aan war ka hayn noqosho.
f.g3
-gaaday, -gaatay
Wadaag:
Subaxnimo.
Dab weyn oo sida badan loo shido in la isaga digo colaad.
Calaamad cad oo ay lo'da qaarkeed wejiga ku yeelato.
m.dh
Wadaag:
Shay cusub ama aan la doonayn in la furo wax lagu xiro.
Lacagaha la bixinayo canshuur yar oo boqolkiiba in dawladdu ku leedahay.
M. ah: qof cayr ah.
m.l
Wadaag:
(-lal, m.l) Meel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u fogyahay; qusur.
m.l
Wadaag:
Nooc shimbiraha ka mid ah.
ld mooye (2). Neef xoolaad oo tood ah (tooji).
m.l
Wadaag:
(-gag, m.l) (fiis.) Summad F. Fal kasta oo beddela ama isku daya inuu beddelo xaaladda negaashaha walax ama ku jirta socod madoorsoome ah. Xoogga, F, ee ku abbaaran walax cufkeedu (m), dhalinayana karaar ah, (a), waxa lagu helaa F = ma Halbeegga cufku waa Niyuutan (N).
m.l
Wadaag:
(juqr.) Fogaanshaha qotonka ee ka sarreeya celceliska bad la simanta laguna cabbiray mitirro ama cago.
m.l
Wadaag:
Erey duco ah oo madaxda loo dabbaaldegayo lagu yiraahdo; raag!.
e.d
Wadaag: