Qeexid

"Cid wax illowsiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga moogeysii oo kali ah:
  • Sidii qof aan su'aashu khusayn bay isu moogeysiisay.
  • Maan-gal ma aha, Soomaalinimo ma aha, waana arxan darro in ganacsatada Soomaaliyeed ay moog-yihiin, ay is-moogeysiiyaan ama ayan u danqan darxumada haysata maatada Soomalaliyeed.