Qeexid
"Dalag beereed moohaar ku qiyaasid ama ku cabbirid."
[-iyay, -isay]
moohaar yay
moohaar say
f.g2"Dalag beereed moohaar ku qiyaasid ama ku cabbirid."
Wadaag:
Wax la moohaariyey ahaansho (dalag beereed).
Wax qaab humbulan leh ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Is f.: xarrago iyo isweyneyn dhar waaweyn u qaadasho oo dadka is tustusid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qiyaas nus jawaan dhan oo lagu cabbiro dalagga beerta. ld mohoor.
m.l
Wadaag:
Xarrago islaweyni ku jirto muujin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dhaqaalayn. ld maradhaaree.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Mas weyn oo leh jawharad uu habeenkii ku mirta.
m.l
Wadaag:
Cabbir u gaar ah beeyada oo u dhigma afar kiintaal.
Falxad.
B. ah: nafley aad u xoog badan.
m.dh
Wadaag:
Xarrago dhar waaweyn loo qaato oo is tustus iyo kibir ku jiraan.
m.l
Wadaag:
Mas if badani uurka uga jiro oo habeenkii inta la soo baxo ilayskeeda ku ugaarsado; masjoohaar.
m.l
Wadaag: