Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Xoolo aad u cadhoobid."
"(-oobay, -owday; -oobi) Xoolo aad u cadhoobid."
Wadaag:
Aad u cadhoobidda xooluhu cadhoobaan. ld moordoobid.
m.l
Wadaag:
Cadhada xoolaha murxisa.
Meseggada yaryar ee midabka guduudan leh.
m.l
Wadaag:
Shay cusub ama aan la doonayn in la furo wax lagu xiro.
Lacagaha la bixinayo canshuur yar oo boqolkiiba in dawladdu ku leedahay.
M. ah: qof cayr ah.
m.l
Wadaag:
Xerada xoolaha la geliyo ama lagu xereeyo.
Faalka baydadkiisa dhexda ku jira.
Manaasisha dayaxu fariisto mid ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Wasaq jilif leh oo dadku marka uusan muddo mayrsan korka ku yeesho.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax kala firirsanaan mid noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax midibka dhuxusha oo kale leh ahaansho.
Wax mugdi ah ahaansho (meel).
Qof uurkutaaleysan ahaansho. ld madoow2.
f.mg4
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.
f.mg1
Wadaag:
Dad cayr ah.
Dad ku nool boob, dhac iyo dil.
M. ah: xoolo jirkooda cadho jilifaysay.
m.dh.u
Wadaag:
Wax mooro ku jira ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid hantidii ay lahayd oo dhan ka dhicid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: