Qeexid

"Xerada xoolaha la geliyo ama lagu xereeyo."

Qeexid Kale

Manaasisha dayaxu fariisto mid ka mid ah.

Qeexid Xigta

Faalka baydadkiisa dhexda ku jira.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine