Qeexid

"Dhis dhoobo ama wax kale ah oo loogu talagalay inuu biyaha daadka ah celiyo."

Qeexid Kale

Cabbirka beeraha oo dhan jibaal afar meelood loo qaybiyey meel ahaan.

Qeexid Xigta

Biyamareen yar oo daadka weeciya ama biyo fadhiya wada.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga moos oo kali ah:
  • Gudoomiyaha golahan C/raxmaan Max'ed Ibraahim ayaa sheegay in mooshinkan uu yahay mid ay ku codsanayaan xubnaha soo gudbiyay in Madaxweyne Riyaale iyo ku xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin ay horyimaadaan golaha si su'aalo loo weydiiyo.
  • Aadan Madobe inuu isaga hortaagan yahay inay dib u furmaan kalfadhiyada baarlamaanka, isagoo doonaya in mooshino ka dhan ah oo ay xildhibaano diyaariyeen laga doodo.