Qeexid

"Dhis dhoobo ama wax kale ah oo loogu talagalay inuu biyaha daadka ah celiyo."

Qeexid Kale

Cabbirka beeraha oo dhan jibaal afar meelood loo qaybiyey meel ahaan.

Qeexid Xigta

Biyamareen yar oo daadka weeciya ama biyo fadhiya wada.

Wadaag: