Qeexid

"Moos samaysasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mooso oo kali ah:
  • Markaa tan Xaaji Aadan Afqaloocna waa lama huraan in loo hulaabo callanka buluugga ah, murtidii uu u lisayna daadka darxumo lagaga mooso.
  • Waata hore in waddanka laga mooso aafada ka soo fufaysa Soomaaliya si aanay saamayn ugu yeelan wadajirka ummadda SOMALILAND; waa ta labaade in la waydiisto waddamada caalamka ee kale inay oggolaadaan in SOMALILAND beesha aaduunka ka mid noqoto.