Qeexid
Wax dhintay ahaansho.
Qeexid Xigta
Qoor aan dheddigoodka u kacsanayn ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax dhintay ahaansho.
Qoor aan dheddigoodka u kacsanayn ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg mootan. ld mootanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) U m.: cid la kaltamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kaltan.
Qeexid Xigta: ld moogtamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Gaadiid laba lugood, matoor iyo laba meelood oo la qabsado leh oo la fuulo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel dhaafin ama gudbin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld mootanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (fiis.) Astaanta ay walaxi ku oggolaato in kaah dhex maro, isaga oo aan la nuugin ama aanu weecan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la moosay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la dhafay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ultamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld moogaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -amay, -antay
Qeexid: ld ultan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld mataataxsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kol; mar.
Qeexid Xigta: Kal; mile; jil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (bot.) Geed tallaal, caleemo balballaaran dhaadheer, oo waxyaabo badan laga wershedeeyo leh, oo
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Dhis ama dhoobo beer iwm biyo kaga celin.
Qeexid Xigta: Biyo daad ah weecin ama duwid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhis dhoobo ama wax kale ah oo loogu talagalay inuu biyaha daadka ah celiyo.
Qeexid Xigta: Biyamareen yar oo daadka weeciya ama biyo fadhiya wada.
Qeexid Kale: Cabbirka beeraha oo dhan jibaal afar meelood loo qaybiyey meel ahaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
e.d
Qeexid: Erey duco ah oo madaxda loo dabbaaldegayo lagu yiraahdo; raag!.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maalka inta aan xoolaha nool ahayn.
Qeexid Xigta: Meyd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cayaar sii baabba'aysa oo wiilal iyo gabdho laysu caayo, cay kaftan ah oo aan laga caroon: mirihiisu, suugaan ahaanta aad bay u fiicanyihiin haseyeeshee cayda xun oo uu ku dhisanyahay baa dishay.
Qeexid Xigta: ld yooyootamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]