Qeexid

"mooyaane qr. Qurub macnihiisu yahay “haddii laga reebo”; ma ahee. Tus. “Adiga m. qof kale ma imaan”. ld maahane, mooyee, mooyiye."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mooyaane oo kali ah:
  • “Qaranka wax taariikh u noqda mooyaane wax taariikh xumo ku keena yaan la samayn,” ayuu kula dardaarmay Maxamed Kaahin Ergada.
  • Sidoo kale Cawl, inkasta oo uu bilowgii ballan-qaaday inuu shaqaalaha dhimo mooyaane inaanu shaqaale kordhinayn haddana waxa uu doraad qirtay inuu kordhiyey iyo inaanu weliba wax qiimayn iyo imtixaanaad ah marin.