Qeexid
"mooyee qr. ld mooyaane."
"mooyee qr. ld mooyaane."
Wadaag:
ld moy. Weel qori ama bir ka samaysan oo ay tibi weheliso oo badarka iwm lagu tumo.
ld mooy (2) M. ah: neef lo' ah oo aan geeso lahayn.
m.l
Wadaag:
Nooc shimbiraha ka mid ah.
ld mooye (2). Neef xoolaad oo tood ah (tooji).
m.l
Wadaag:
Wax, wax jilicsan oo diismaya ka dhigid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
mooyaane qr. Qurub macnihiisu yahay “haddii laga reebo”; ma ahee. Tus. “Adiga m. qof kale ma imaan”. ld maahane, mooyee, mooyiye.
Wadaag:
Shay cusub ama aan la doonayn in la furo wax lagu xiro.
Lacagaha la bixinayo canshuur yar oo boqolkiiba in dawladdu ku leedahay.
M. ah: qof cayr ah.
m.l
Wadaag:
(-lal, m.l) Meel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u fogyahay; qusur.
m.l
Wadaag:
Xerada xoolaha la geliyo ama lagu xereeyo.
Faalka baydadkiisa dhexda ku jira.
Manaasisha dayaxu fariisto mid ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Dhis dhoobo ama wax kale ah oo loogu talagalay inuu biyaha daadka ah celiyo.
Biyamareen yar oo daadka weeciya ama biyo fadhiya wada.
Cabbirka beeraha oo dhan jibaal afar meelood loo qaybiyey meel ahaan.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geed tallaal, caleemo balballaaran dhaadheer, oo waxyaabo badan laga wershedeeyo leh, oo
m.l
Wadaag:
Dhis ama dhoobo beer iwm biyo kaga celin.
Biyo daad ah weecin ama duwid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Gaadiid laba lugood, matoor iyo laba meelood oo la qabsado leh oo la fuulo.
m.dh
Wadaag:
Erey duco ah oo madaxda loo dabbaaldegayo lagu yiraahdo; raag!.
e.d
Wadaag: