Qeexid
"mooyiye qr. ld mooyaane."
"mooyiye qr. ld mooyaane."
Wadaag:
ld moy. Weel qori ama bir ka samaysan oo ay tibi weheliso oo badarka iwm lagu tumo.
ld mooy (2) M. ah: neef lo' ah oo aan geeso lahayn.
m.l
Wadaag:
Nooc shimbiraha ka mid ah.
ld mooye (2). Neef xoolaad oo tood ah (tooji).
m.l
Wadaag:
mooyaane qr. Qurub macnihiisu yahay “haddii laga reebo”; ma ahee. Tus. “Adiga m. qof kale ma imaan”. ld maahane, mooyee, mooyiye.
Wadaag:
(-lal, m.l) Meel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u fogyahay; qusur.
m.l
Wadaag:
Shay cusub ama aan la doonayn in la furo wax lagu xiro.
Lacagaha la bixinayo canshuur yar oo boqolkiiba in dawladdu ku leedahay.
M. ah: qof cayr ah.
m.l
Wadaag: