Qeexid

"Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii biyaha roobku galaan dhuuno lagaga cabbo."

Qeexid Xigta

Dululaati hulan oo ku dhex jira jidh adag. ld maqoor.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine