Qeexid
"eeg moqorso. ld maqoorasho."
"eeg moqorso. ld maqoorasho."
Wadaag:
Neef dhali raabo minkiisa kalabbixid.
Welwel dhan waliba la eegid (neef foolanaya). ld maqooro.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii biyaha roobku galaan dhuuno lagaga cabbo.
Dululaati hulan oo ku dhex jira jidh adag. ld maqoor.
m.l
Wadaag:
moqor sambabeed m.l (-dyo, m.dh) Dhinaca naasleyda, qayb ka mid ah qaaxada (saabka) hore ee bogga, waxaana ku jira sambabada.
Wadaag:
eeg meherso. ld maharsad, maharsasho, maharsi, mehersad, mehersi.
m.f.dh
Wadaag:
eeg miyirso. ld miirsad, miirsasho, miirsi (2), miyirsad, miyirsi.
m.f.dh
Wadaag: