Qeexid
"(Baay.) Barashada qaabka iyo dhismaha, noolayaasha, gaar ahaan qaababkooda dibadda."
"(Baay.) Barashada qaabka iyo dhismaha, noolayaasha, gaar ahaan qaababkooda dibadda."
Wadaag:
Barashada qaabka iyo habdhiska dhulka. Barashadan waxaa ka mid ah walxaha uu ka koobanyahay dhulka, kala filiqsanaantooda, taariikhdooda, nolosha dhirta iyo xayawaanka ku nool ama ku noolaan jiray.
m.l
Wadaag:
Barashada xidhiidhada ka dhexeeya noolaha iyo degaankiisa dabeeciga ah, ha noolaado ama yaanu noolaan. Sababtaa awgeedi koolajiya-hannadu waxay bartaan noolayaasha marka laga eego dhinaca tirada dadka iyo beelaha, kuwaas oo ay isku kooxayn karaan iyo habdhisyada degaan ee ay ka qayb qaataan.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Barashada iyo ku shaqeynta daaweeynta kansarka.
m.l
Wadaag:
Sayniska ku shuqul leh raadka ay ku yeeshaan isbeddelka xilliyadu xoolaha iyo dhirtaba.
m.l
Wadaag:
Barashada noolaha, kaas oo ay ka mid yihiin dhismahooda (gudaha iyo dibadda), shaqadooda, isirkooda iyo tadawurkooda, abla'ablayntooda, xidhiidhka iyaga ka dhexeeyo iyo filiqsanaantooda.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (daaw.) Dawo aad u xoog badan oo xanuunka bi'sa keentana hurdo, waxaa loo isticmaalaa in lagu yareeyo xanuun daran oo joogto ah.
m.dh
Wadaag: