Qeexid
"(moroh, m.dh) Jaad ka mid ah dhirta oo dhala beeyo udgoon."
"(moroh, m.dh) Jaad ka mid ah dhirta oo dhala beeyo udgoon."
Wadaag:
Xerada xoolaha la geliyo ama lagu xereeyo.
Faalka baydadkiisa dhexda ku jira.
Manaasisha dayaxu fariisto mid ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Dareen ku taxalluqa dabeecadda aadanaha ee kala sooca saxa iyo khaladka.
m.l
Wadaag:
(jool.) Bur-bur dhadhaabeed kasta oo ka hara dhaqaaqa dhadhaabta baraf weynuhu uu hoosta ku jiidayo.
m.dh
Wadaag: