Qeexid
"(-rro, m.dh) Qalab qaab tamareed sida, tamar danab u beddela tamar socod. ld matoor."
"(-rro, m.dh) Qalab qaab tamareed sida, tamar danab u beddela tamar socod. ld matoor."
Wadaag:
(-tayaal, m.l/dh) Qof matoor ku shaqaya ama aqoon gaar ah u leh. ld matooriste.
m.l
Wadaag:
Shay cusub ama aan la doonayn in la furo wax lagu xiro.
Lacagaha la bixinayo canshuur yar oo boqolkiiba in dawladdu ku leedahay.
M. ah: qof cayr ah.
m.l
Wadaag:
matoor danabeed m.l (-dyo, m.dh) (fiis.) Makiinad tamar danabka u beddesha tamar makaanikaad. Makiinadaha noocani waa nadiif, deggan, lehna karti aad u sarreysa (75- 90%).
Wadaag:
Xerada xoolaha la geliyo ama lagu xereeyo.
Faalka baydadkiisa dhexda ku jira.
Manaasisha dayaxu fariisto mid ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
moqor sambabeed m.l (-dyo, m.dh) Dhinaca naasleyda, qayb ka mid ah qaaxada (saabka) hore ee bogga, waxaana ku jira sambabada.
Wadaag:
Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii biyaha roobku galaan dhuuno lagaga cabbo.
Dululaati hulan oo ku dhex jira jidh adag. ld maqoor.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Gaadiid laba lugood, matoor iyo laba meelood oo la qabsado leh oo la fuulo.
m.dh
Wadaag:
(moxor, m.dh) Geedaha xijiga jaad ka mid ah oo beeyada dhala.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Sagaarada midkeeda lab.ATP m.dh (kiim.) Iskudhis orgaanika ah oo kakooban adaniin ribows iyo saddex kooxoodoo foosfeyt aan orgaanik ahayn. ATP-du waaniyukliyotaydh. Waxaanay mas'uul ka tahayinay tamarta si ku meel gaadh ah u keydisointay socoto neefsashada unuggu. Waxay kasamaysantay ADP lagu daray foosfeytsaddexaad taas oo keydisa tamar soona saartamarka looga baahdo dariiqad kale oo dheefsamayneed.
m.l
Wadaag: